Somaliland: Dadka Naafada ah oo lagu Tacadiyo lana Dayaco

Dadka qaba xanuunka dhimirka ee ku nool Somaliland ayaa waxaa sii kordhaysa in lagu qasbo xarumaha lagu hayo, halkaas oo ay ku wajahaan tacaddiya ba’an iyo xaalado xun. Mas’uuliyiinta Somaliland waa in ay dusha kala socdaan dhammaan xarumaha lagu daweeyo dadka qaba xunuunka dhimirka, oo ay mamnuucaan jeebaynta, ayna sameeyaan adeegyo iskaa wax u qabsa ah oo loo fidiyo dadka qaba xanuunkaasi.

Region / Country