Weriye sawir-qaade Soomaali ah ayaa gabbaad dayanaya xilli uu sawirro ka qaadayay dagaal u dhexeeyay ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo dagaalyahannada Al-Shabaab. Dagaalka ayaa bishii Abriil 2012 ka dhacay deegaan ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose.