Jabuuti: Ilaaliya Xuquuqda Duuliyaha Xiran

Dowladda Jabuuti waxaa looga baahan yahay inay si dhexdhexaad ah u baarto eedeymaha sheegaya in si xun loola dhaqmay duuliyaha hore ee xiran, iyo inay xaqiijiso in la mariyo hannaanka saxda ah ee uu xaqa u leeyahay, sida ay maanta sheegtay hay’adda Human Rights Watch. Dowladda dalkaasi ayaa gacan bir ah ku qabatay dibedbaxyo ka dhashay xariga duuliyaha.

News