Haweeney kasoo qaxday degmada Iimey ee zone-ka Godey ee deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa hortaagan gurigeeda cooshadda ah ee ku yaal xerada Dhadhaab ee waqooyi bari Kenya. Carruurteeda ayay ula soo carartay Kenya ka dib markii ninkeeda ay dileen ciidama

Haweeney kasoo qaxday degmada Iimey ee zone-ka Godey ee deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa hortaagan gurigeeda cooshadda ah ee ku yaal xerada Dhadhaab ee waqooyi bari Kenya. Carruurteeda ayay ula soo carartay Kenya ka dib markii ninkeeda ay dileen ciidamada Itoobiya bishii Disembar 2007.

© Evelyn Hockstein