Naciima Axmad Ibraahim, oo ah abwaanad caan ah ayaa lagu xukumay 3 sano oo xabsi ah kadib markii lagu eedeeyay inay u ololeeysay midnimada Soomaaliya iyo Soomaaliland. Naciima ayaa cafis madaxweyne lagu sii daayay 7-dii Mey ka dib markii ay xirneyd in ka

Naciima Axmad Ibraahim, oo ah abwaanad caan ah ayaa lagu xukumay 3 sano oo xabsi ah kadib markii lagu eedeeyay inay u ololeeysay midnimada Soomaaliya iyo Soomaaliland. Naciima ayaa cafis madaxweyne lagu sii daayay 7-dii Mey ka dib markii ay xirneyd in ka badan saddex bilood.

© Private