Ehelada iyo weriyeyaasha ay saaxiibadda ahaayeen ayaa ku tukanaya meydka weriye Yuusuf Keynaan oo la aasay 21-kii Juun 2014-ka. Weriye Yuusuf Keynan ayaa Muqdisho ku dhintay ka dib markii ay ku qaraxday bambo la rumeysan yahay in loogu xiray gaarigiisa, l

Ehelada iyo weriyeyaasha ay saaxiibadda ahaayeen ayaa ku tukanaya meydka weriye Yuusuf Keynaan oo la aasay 21-kii Juun 2014-ka. Weriye Yuusuf Keynan ayaa Muqdisho ku dhintay ka dib markii ay ku qaraxday bambo la rumeysan yahay in loogu xiray gaarigiisa, laguna qarxiyay. 

© Xuquuqda sawirka waxaa leh Getty Images/Maxamed Cabdiwahaab 2012