Shukri oo ah Soomaalida-Itoobiya ee ku nool Australia, kana mid ahaa dadkii ku dibed baxay booqashadii uu madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar, ku tegay Melbourne, Australia bishii Juun 2016. Iyaga oo ka aargoosanaya aya

Shukri oo ah Soomaalida-Itoobiya ee ku nool Australia, kana mid ahaa dadkii ku dibed baxay booqashadii uu madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar, ku tegay Melbourne, Australia bishii Juun 2016. Iyaga oo ka aargoosanaya ayaa booliska sida gaarka ah u tababaran ee Itoobiya waxa ay qabteen xubnaha qoyska Shukri ee ku nool Itoobiya.

© Xuquuqda sawirka 2016 Human Rights Watch.